WARARKA

Aqriso:Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Kulanka Madasha Qaranka

Madasha Wada-tashiga Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku lahaa magalada muqdisho labadii maalmood ee lasoo dhaafey ayagoo kulankaasi kaga hadlayey doorashooyinka sanadka 2016. Kulanka waxaa...

War Deg Deg Ah: Ciidamo Taabacsan Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose iyo Kan Degmada Afgooye oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Isbaaradii Baar Ismaaciil

War deg deg ah oo naga soo gaarey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in bartii koontroolka baar ismaaciil...

Aqri:War Dheg Deg Ah: Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Gudoomiyaha Degmada Afgooye

Warqad qoraal ah ayaa gelinkii dambe maanta kasoo baxdey xafiiska gudoomiyaha degmada afgooye ee gobolka degmada afgooye warqadaas oo loo direy madaxa canshuuraha degmada...

Dhaqaalaha Kasoo Xarooda Isbaarooyinka Gobolka Shabeleha Hoose oo Gaarey Gacan Ka Hadal Gaarey

Wararka ka imanaya degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in caawa barta koontroolka baar ismaaciil ee dhaca wadada u...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabkasida oo Sheegey In Dadka Xukunka Dilka Lagu Fuliyo u Badan Yihiin Reer Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kiisaska dilka ah ee ay fuliso Maxkamadda Ciidamada qalabka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img