WARARKA

Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujiyey Doorashoyinkii Shaley Ka Dhacay Magalada Jowhar

Qaramada Midoobay,Midowga Africa, IGAD, Itoobiya, Italy,Sweden,The United Kingdon iyo Maraykanka ayaa walaac xoog leh ka muujiyay doorasho shalay ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta...

Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka Dhacay Duleedka Magalada Muqdisho

Warar naga soo gaaraya magalada muqdisho ayaa sheegaya in ismiidaamin ahaa uu maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee dulleedka magaalada Muqdisho, kaasoo lagu...

Dhegeyso:Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Oo Ka Hadley Dhibaatada Somalida Ku Heysata Qurbaha

Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimha Dibadda dowlada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qaxootiga Soomaalida ee...

Dalka Ugandha oo Ciidamo Dheeri Ah Usoo Direy dalka Somaliya

Wargeys ka mid ah wargeysyada kasoo baxay dalka ugandha oo lagu magacaabo Daily Monitor ayaa qoray in Ciiddanka cusub oo hoos tagta Kooxda 20...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo qaabka uu xasan shiikh Maxamuud ku raadinaayo inuu mar labaad ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img