Barnaamijkeenii todobaadlaha ahaa ee aan idiin soo gudbin jirney todobaad walba todobaadkan wexeynu ku falan qeyn doonaa dhaqaalaha xad dhaafka ee kasoo kala qeybaha...
Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaaladaasi ay ka jirto Xiisad Dagaal oo u dhexeeysa Ahlusunna iyo Maamulk Hirshabeelle.
Maamulka...
Dowladda federaalka Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, kaddib Markii Dalka Sacuudiga sheegtay inay si...
Labadii isbuuc ee lasoo dhaafey ayaan waxaan ka soo hadalney waxqabadka maamulka labo sano jirsade ee uu hormuudka ka yahay shariif xasan isbuucan waxaan rabnaa...