WARARKA

Dhegeyso: Fashilka Generaal Xaamud oo Ciidanka Boliska Ka Dhigey Ciidan uu Leeyahay Xasan Sheekh

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya S/Gaas Max’ed Sheikh Xasan Xaamud ayaa war aan wanaagsaney ku dhawaaqey isagoo ka dhigey ciidanka boliiska ciidan uu leeyahay madaxweyne...

Xasan Sheekh Maxamuud oo Magalada Muqdisho Kula Kulmey Reysulwasaare Ku Xigeenka Dalka Jorden

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Hassan Shekh Mahmud ayaa maanta waxa u dhambaal ka guddoomay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Jordan Cabdalla A-thani Ibnu Xuseen, kaas...

Doon u Rarneyd Ganacsato Somaliyeed oo Ku Degtey Xeebtaha Boosaaso

Wararka aynu ka heleyno magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebaha magaaladaas ay ku degtay Doon siday shixnad kala duwan oo u...

Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka Sameeyey Qarankii Somaliya oo For Sale ah 50% Off

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey kooxda Damaljadiid oo uu hogaaminaayo madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey oo beecinaaya wax alaale iyo wixii lagu...

Ciidanka Boliiska Somaliya oo Maanta U Dabaal Degey Sanad Guuradii 73aad

Munaasabado lagu maamuusayo xuska sanad-guuradii 73aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img