WARARKA

Dhegeyso:Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Buur hakaba oo Ka Hadley Ciidamo Ka Tirsan Boliiska oo Xabsiga Loo Taxaabey

Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay Dhame Maxamed Ibraahim ayaa faah faahin ka bixiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Safiirka Dowlada Mareykana u Fadhiya Somaliya oo Ka Hadley Kuraastii La Laaley

Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo wareysi gaar ah siinayay laanta afka Soomaalida ee VOA-da ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay...

Aqriso 11 Qodob oo ay Ku Hishiiyeen Maamulka Somaliland iyo Khaatumo State

Maamulada Somaliland iyo Khaatuma oo bilooyinkii u dambeeyay heshiiskooda uu ahaa mid aan sidaa u wanaagsaneyn ayaa waxa ay Magaalada Addis Ababa ee Dalka...

Qaramada Midoobey oo Sheegtey In Ay Abaraha Somaliya Ugu Deeqdey 3.2 Milion

Qaramada Midoobay ayaa 3.2 Million oo Dollar ugu deeqda Abaarta Soomaaliya, si loogu badbaadiyo dadka iyo duunyada ku dhibaateysan Gobolada Soomaaliya. Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa...

Dhegeyso:Qaar ka Mid Ah Shacabka Gobolka Bakool oo Ka Cabanaya Abaraha Ka Jira Gobolka

Maamulka Koonfur Galbeed ayaanan weli u gurman Dadka shacabka ah ee Abaarta ay ku saameysay Degaanada Koonfur Galbeed. Dadka qaar ee ku nool Degaanada Koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img