WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Dowlada Federaalka Sheekh Shariif oo Ka Hadley Waxqabad Xumida Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah...

Dhegeyso:Xildhibaano 80 Kor u Dhaafey oo Mooshin Ka Diyaariyey Shariif Xasan

Wasiirka Aw qaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koofur Galbeed Macalin Barre ayaa sheegay in Xildhibaanno gaaraya 80 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed...

Xildhibaan Ku Dayasho Mudan Xildhibaan Idiris Taktar oo 5 Kun oo Dollar ugu Deeqey Cisbitaalka Magalada Baydhaba

Xildhibaan idriss abdi taktar oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay deeganada Koonfur galbeed soomaaliya oo maanta dib ugu laabtey magalada baydhaba ayaa...

Aqriso:Warqad Ay Qaramada Midoobey Ka Saxiixeyso Dhamaan Musharixiinta u Taagan Xilka Madaxweynenimo

Qaramada Midoobey oo si cad u sheegtay in aysan la shaqeyn doonin Madaxweynihii ama Dowladdii Musuqmaasuq ku soo baxda. Mala dhihi karaa warqada ay qaramada...

Dhegeyso:Xiisad Colaadeed oo Laga Sheegayo Deegaanka Garasweyn ee Gobolka Bakool

Mid ka mid nabadoonada gobolka bakool oo lagu magacaabo Nabadoon Maxamuud Cali oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in xiisad salka ku heesa beelo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img