WARARKA

105 Xildhibaan oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo Hesyta Laba Jinsiyadood

105 ka mid ah 275 xildhibaan oo baarlamaanka cusub loo doortay ayaa iminka daraasad lagu soo saaray inay wataan labo labo jinsiyadood. 29 ayaa wata...

Xildhibaanadii Xilka Ka Qaadey Cabdikariin Guuleed oo Diidey Iney La Kulmaan Wafdi ka Socda Dowlada Federaalka

Xildhibaannadii dhawaan sheegay in ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa diiday in ay la kulmaan wafdi ka socda labada aqal...

Daawo; Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo Ka Hadley Kufsigii Gabadha Loogu Geystey Galdogob

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsigii Gabdha loogu geystay Galdogob ee Gobolka...

Daawo:Amiin Caamir oo Maanta Soo Bandhigey Sawirka Dhabta Ah ee Shariif Sakiin

Farshaxamiista weyn ee somaaliyeed Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo bandhigey sawir ka run sheegaayo xaalada dulaalnimo ee Shariif Xasan iyo qabaanimadiisa...

Dhegeyso: Kulan Lagu Taageerayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari oo Shaley Lagu Qabtey Mugalada Muqdisho

Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda degaanada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeray Guddoomiyaha Cusub...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img