WARARKA

Kooxda Alshabab oo Maanta Qarax Ismiidaamin Ah La Beegsadey Hoteel Dayax

Warar ka imanaya ayaa sheegaya in subaxnimadii saaka kooxo ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen Hoteel Dayax oo ku yaala magalada muqdisho. Xoogag ka...

Faallo…Digil iyo Mirifle oo dhumin doona la sinaantii Hawiye,Daarood iyo Dir!

Iyadoo guud ahaan dalka haatan uu ku jiro xili kala guur Siyaasadeed ayaa waxaa sidoo kale dhinac socda ku xisaabtanka beelaha ay ku xisaabtamayaan...

Aqriso: Magacyada Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha

Kalfadhi wadajir ah oo ay maanta magalada muqdisho ku wada yeesheen xildhibaannada gollaha shacabka iyo aqalka sare ayaa ugu danbeyntii lagu magacaabay gudi qabanqaabada...

Bananbax Looga Soo Horjeedo Sicirbararka Shilinka Somaliland oo Maanta Ka Dhacay Berbera

Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa ganacsatadu waxay gebi ahaanba albaabada u laabeen meheradihii ganacsiga iyagoo ka cabanaya sicirbarar beryahanba saameeyay nolosha guud ee...

Aqriso: 6 Qodob oo Ay Maanta Isku Af Garteen Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose

Kadib kulan wada jir ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaannada gobollada shacabka iyo aqalka sare loogana arinsanayay doorashada madaxweynaha ayaa leysku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img