WARARKA

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan Odeydhaqameedka koonfur galbeed iyo bahda Daafeed Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryoodeen Malaaq Malabow Malaaq...

Aqriso Magacyada Iyo Qaba’ilada Ay Kasoo Jeedaan Malaaqyadii Maanta Dhibta Kasoo Gaartey Qaraxii Hotel Dayax

Nabadoono badan oo kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa maanta waxaa ay ku dhinteen qaraxii saaka lala beegsadey hotel dayax. Nabadoonadii halkaasi ku dhintey ayaa waxaa...

Aqriso Xiligii Doorashada Madaxweynenimad Ay Dheceyso

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii shalay lagu dhawaaqay ayaa isla maanta shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Gudiga...

Dhegeyso: Shariif Xasan oo Ay Xaaladu Ku Xun tahay Isla Markana Soo Dirsadey Odayaal Ku Hadlaya Afkiisa

Waxaa beryahan ka socda magalada muqdisho iyo magalada baydhabo abaabul weyn oo looga soo horjeedo maamulkka fadhiidka ah ee uu hogaamiyo Shariif Xasan abaabulkaasi...

Faaffaahin Dheeri Ah oo Kasoo Baxeysa Qaraxii Saaka Ka Dhacay Hottel Dayax

Saraakiil ka tirsan ciidamada DF Soomaaliya ayaa sheegay in la soo afjaray weerarkii hoteelka Dayax, waxaana jira khasaare ballaaran oo ka dhashay qaraxyada saakay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img