Banaanbax lagu taaageeray guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa aqbashay inay dhageysato dacwadda Soomaaliya ay gudbisay ee ku saabsan muranka badda...