Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale, oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegey in Doorashada ay ka dhici doonto dhismo ku yaalla inta...
Maamulka Gobolada Dhexe ee ururka Ahlu sunna ayaa walaac ka muujiyay Doorashada Madaxweynaha ee dhaceysa maalinta Arabacada ah ee soo socota.
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka...
Magaalada muqdisho ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyey dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeediyeen khudbado ay uga...