WARARKA

Madaxweynihii Hore ee Dowlada Federaalka oo Maanta Ka Mid Noqdey Xildhibanada Baarlamaanka

Madaxweynihii hore ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta si rasmi ah uga mid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii loo dhaariyay...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dalka Ay Ka Jiraan Abaaro Aad u Adag

Ra’isul wasaaraha dowlada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaca ka qaaday in dalka uu ku jiro xaalad abaareed oo aad u adag isla...

Dhegeyso: Suuqa Ganacsiga Xaafada Islii ee magalada Neyroobi oo Weli Xiran

Guddiga Ganacsatada Xaafada Islii ayaa sheegay in uu xiran yahay Suuqa inta laga xalinaayo Khilaafka jira iyo cabashada ay mujinayaan Ganacsatada yar yar ee...

Dhegeyso:Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Ku Baaqey In La laayo Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Puntland

Wasiirka Amniga maamul goboleedka Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku baaqay in...

Dhegeyso: Cudurka Shubun Biyoodka oo Ay u Dhinteen In Ka Badan 60 Ruux Deegaanka Awdiinle ee Degmada Baydhaba

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ku dhawaan 60 ruux halkaa ugu geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka deegaano hoostaga degmada. Dadka ku geeriyooday...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img