WARARKA

Dhegeyso: Hey’ada Culumada Somaliyeed oo Shacabka Ugu Baaqdey In La Soomo 3 Maalmood

Hey'ada culumada somaaliyeed ayaa maalintii shaley ugu baaqey in umada somaaliyeed ay soonto rabi tuugana badiso si ilaahey abaaraha iyo cudurada inooga dul qaado. culimada Halkan hoose...

Dhegeyso: Shariif oo aan War u Heyn Abaabaraha Ka Jira KoonfurGalbeed oo Dad Badan u Dhinteen

Shariif Xasan oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadley in uu isku shaandheyn ku sameyn doono golohiisa wasiirada, waxaa kaloo uu ka hadley in...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta La Kulmey Bahda Saxaafada Madaxbanan

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftirayaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka iyo ururrada...

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Ka Hadley Abaaraha Ka Jira Dalka Somaliya

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya, xilli dadka iyo duunyada haraad iyo gaajo...

Dhegeyso: Wasiir Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Lunsadey Lacag Isla Markaana Iska Fogeynaya

Cabdi Muuse Wasiirka Gargaarka iyo Naafadda maamulka Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay in uu lunsaday lacag loogu tala galay dadka ku dhibaateysan degmada Marka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img