WARARKA

Wiil uu Dhaley Gudoomiyihii Hore ee Degmada Afgooye oo Xaley Gurigiisa Lagala Baxay

Wararka aynu ka heleyno degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose in kooxo afka soo duubtey ay habeenkii xaley gurigiisa kala baxeen wiil uu dhaley...

Salaad Roob Tuug Ah oo Maanta Lagu Tukedey Masjidka Isbaheysiga Hortiisa

Salaad "Roob doon" ah, ayaa maanta lagu oogay Banaanka hore ee Masaajidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdiaho, waxaana kasoo qeyb-galay masuuliyiin, culumaa'udiin, Ardada dugsi Qur’aanka...

Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Albaabka hore ee Hotel Wehliye iyo Shabaab oo sheegatay.

Qarax aad u xoogan ayaa barqanimadii maanta ka dhacay afka hore ee hotel Weheliye magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay gaariga walxaha qarxa laga soo...

Beelaha Gare iyo BiyoMaal oo bilaabay is gaadgaad

Wararka ka imaanaya deegaanka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in deegaanka Gaaywaroow oo hoos taga degmada lagu dilay ruux ka...

Dhegayso…Dad ay Abaartu saamaysay oo ku nool gobolka Mudug oo Sheegay inay caruurtoodu Beecinayaan.

Qaar ka mid ah dad ay Abaartu ka dhameysay Xoolihii ay dhaqan jireen oo ku nool Gobolka Mudug ayaa Sheegay in si ay u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img