WARARKA

War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Mooshin Ka Keeney Shariif Xasan

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee 3da gobol ayaa guddoonka u gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaanada...

Sheekh Max’ed Shaakir oo Dib ugu Soo Laabtey Dhuusamareeb Kana Hadley Safarkii uu ku Tegey Xamar

Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Max’ed Shaakir oo dib ugu laabtay degmada Dhuusa-mareeb, kadib safar todobaadyadii ugu danbeeyay uu ku...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmey Boris Johnson

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia maanta ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo saaka...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed oo Sheegey In Sharciga La Hor Keeni Doono Ciidankii Gadoodka Sameeyey

Taliyaha Ciidanka Militeriga Maxamed Aadan Axmed ayaa ka hadlay arrima la xiriira Gadoodkii ay todobaadkan Ciidanka Millitariga ku sameeyeen Muqdisho. Taliyaha Gadoodkaasi ay ayuu ku...

Markab Kuwa Shidaalka oo Lagu Afduubey Xeebaha Dalka Somlaiya

Saraakiisha ammaanka ee Somalia ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah . Saraakiishan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img