WARARKA

Dhegayso..Yaa ku dagaalamaya gacan ku haynta magaalada Marko

Wararka ka imaanaya magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Dowlada iyo Shabaab uu ka...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Kulan la Qaatey Madaxda Hey’adaha Amniga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shir gudoominaaya kulankii uu la qaatey hay'adaha aminiga, ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta howlgallada ka dhanka...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Ka Tacsiyeeyey Ciidankii Ka Tirsanaa Amisom oo Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Golweyn

Ra’iisul Wasaaraha dowlada fedreaalka somaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn. Askartii lagu dilay Shabeellaha Hoose ayaa...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo India oo Kala Saxiixdey Heshiis Ay Isku Weydaarsanayaan Maxaabiista

Wasiirka wasaarada arimaha dibada dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo gaaray dalka India ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalkaas Sushma Swaraj , oo...

Dhegeyso:Dagaal u Dhexeeya Habar Gidir iyo Biyamaal oo Maanta Ka Bilowdey Degmada Marka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaa uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img