WARARKA

War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Madaxweynaha Maamulka Hirshabele

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa kalsoonida kala laabtay Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. 68...

Dhegayso…Warbaahinta Maanta iyo Mukhtaar Rooboow

Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur illaa hadda waxaa uu ku magacaaban yahay guddoomiye ku xigeenka xarakada Al-shabaab, waxaa uu ku jiraa aasaasayaashii Xarakada, isaga oo  ka...

Dhegayso…Dhalinta Muqdisho oo Baagamuundo-nimada laga saari doono

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay R/wasaaraha Soomaaliya oo maamulka Gobalka Banaadir ku amray in Shaqo la siiyo Kun dhalinyaro...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhegayso...Wararka Wadajirradio Atlanta Riix si aad u dhegaysato Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Baay oo Amar Ku Bixiyey In aan Magalada Loo Ogalaan Iney Soo Galaan Dadka Kaso Cararaya Dagalada lagula Jiro...

Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Baay Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadley warbaahinta ayaa amar ku bixiyey in aysan magalada soo geli karin dadka kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img