WARARKA

Dowlada Mareykanka oo Ka Hadashey Arimaha Mukhtaar Rooboow

Dowladda Mareykanka ayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku ammaantay fududeynta iyo isa-soo dhiibidda hoggaamiyihii hore ee Xarakadda Al Shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansoor. Sidoo kale...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Soo Dhaweyneyso Mukhtaar Roobow

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasadeeda gun dhig weyn u tahay soo dhaweynta cid kasta oo ka tanaasusha sida hadalka ay u dhigtay...

Dhegeyso: Sheekh Mukhtaar Roobow oo Maanta Warbahinta Kula Hadley Magalada Muqdisho

Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka baxay ururka Al-shabaab oo mudo badan uu ka mid ahaan jiray,...

Cali Cabdullahi Cosoble oo Kasoo Horjeestey Xil Ka Qaadista lagu Sameeyey

Madaxweynihii xilka laga qaadey ee Maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ka soo horjeystay xilka...

Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo Loo Magacaabey Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu magaacabay Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka, waxaana loo magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img