WARARKA

Akhriso:Safiirada Somaliya U Fadhiya Dalalka Kale oo Lagu Amrey Ineysan Amar La,aan La Hadli Karin Saxaafada

Wasaarada arimaha dibada ayaa Amar la mid ah midkii lagu soo rogay Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in marka ay doonayaan in ay warbaahinta...

Maleeshiyaadka Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Deegaanka Buulo Gaduud ee Gobolka Jubada Hoose

Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka ku lahaayeen deegaanka Buulo gaduud...

Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo U Jawaabey Xasan Eelaay

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo La Ciidey Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa shalay la ciiday Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka. Farmaajo, ayaa ciidanka ku ammaanay doorka ay kaga...

Dayaaradaha Darooniska Mareykanka oo Duqeyn Ka Geystey Deegano Ku Dhow Degmada Baraawe

Diyaaradaha Militeriga ee dowladda Mareykanka ayaa dagaalyahan ka tirsan Al Shabaab ku dilay deegaan u dhow magaalladda Barawe, kadib duqeyn ay fuliyeen, sida uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img