WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Halkuu Shaley Qaraxa Ka Dhacay

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday goobtii uu qaraxa ka dhacay shalay Isgoyska Zoobe iyo Isbitaalada la geeyay dadkii ku...

Qarax aad U Weyn oo Maanta Ka Dhacay Isgoyska Zoobe ee Magalada Muqdisho

Iyadoo wali ay adag tahay in dhab ahaan la ogaado tirada ramiga ah dadka ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa warar...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe oo Xukuumada Iyo Hor joogayaasha Maamul Goboleedyada Ugu Baaqey In Ay Wada Hadlaan

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey António Guterres ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulada dalka ka jira in...

Alshabab oo Dib Ula Wareegey Gacan Ku Heynta Deegaanka Bariire Kadib Kolkii Ay Halkaasi Isaga Bexeen Ciidamadii Ku Sugnaa

Al-shabaab ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Barriire ee gobolka Shabeellaha kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidamadii dowladda. Lama og ilaa iyo...

Daawo: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Shir Jaraaid Ku Qabtey Magalada Baydhaba

Waxaa maanta Magaaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xildhibaan Cismaan Macalin oo ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img