WARARKA

Daawo Dowlada Turkiga oo Somaliya usoo Dirtey Diyaarad Lagu Qaado Dhaawacyadii Dalka Wax Loogu Qaban Waayey

Diyaarad militari oo laga leeyahay Turkiga ayaa goor dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday qaar ka mid ah dadkii ku...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shacabka ugu Baaqey Iney Maanta Isugu Soo Baxaan Kana Dhiidhiyaan Dhacdadii Shaley

Gudoomiyaha gobolka banaadir isla markaana ah duqa magaalada muqdisho isaga oo la hadlayey warbaahinta ayaa marka hore tacsi u direy dhamaan eheladii dadkii ku...

Dhegeyso:Reysulwasaare Kheyre oo Ka Hadley Qaraxii Shaley Baaqna u Direy Shacabka Somaliyeed

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii shaley Galab ka dhacay Isgooyska Zoobe...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Isbitaalada ay Ku Jiraan Dadka Dhaawaca ah Isla Markaana Dhiig ugu Deeqay

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta booqdey qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadka dhaawacyada qaba,wuxuuna madaxweynuhu dhiig u shubay...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Baaq u Direy Shacabka Somaliyeed

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Hay’addaha kala duwan ee Ammaanka ee dowladda Soomaaliya. Waxaa uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img