Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob.
La taliyaha Wasaaradda...
Warbixin ay soo saareen Xafiiska Xiriirka Somalida (Council of Somali Relations), iyo Radio One Somalia, waxay diiradda ku saareen xaqa xoriyadda fikirka iyo hadalka...
Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen War ka soo saaray dalabkii Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr....