WARARKA

Isbaarooyinka Yaala Wadada U Dhexeysa Baydhabo iyo Muqdisho oo Xad Dhaaf Noqdey

Gaadiidleyda isticmaasha wada u dhexeysa Baydhaba iyo Muqdisho ayaa waxaa ay aad uga cabanayaan Isbaaroon ay soo dhigteen qaar ka tirsan ciidanka xooga dalka...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Maanta Faahfaahin Ka Bixiyey Qorshaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula wareegayaan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Booqasho ku Tegey Magalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee...

Mexey Salka ku Heysaa Joojinta Kaalmada Ay Mareykanka Ka Joojisey Ciidanka Dowlada

Mexey salka ku heysaa kaalmada uu mareykanka ka jooojiyey ciidamada xooga dalka somaliyeed si aan wax uga ogaano arimahaas ayaan waxaan wax ka weydiiney...

Dhegeyo: Xildhibaan Cabdirahmaan Faroole oo Eedeyn Usoo Jeediyey Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ka hadlay arrimo badan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img