Wararka aynu ka helney maalintii shaley Airportka ADAN ADE aya sheegaya in in gelinkii hore ee shaley wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo madaxameynaha dowlada...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ,xilli maalmihii la soo dhaafay si weyn loogu diyaar-garoobayay soo dhaweynta...