WARARKA

Akhriso: Qoraal kasoo baxay Gudoonka Rugta Ganacsiga oo Lidi Ku Ah Qoraal Dhawaan Kasoo Baxay Wasarada Ganacsiga

Dhawaan ayey eheyd kolkii qoraal kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha lagu sheegay in la soo afjaray Khilaafkii u dhaxeeyay Rungta Ganasiga ayaa waxaa...

Dowlada Federaalka oo ugu Baaqdey Maamulada Puntland iyo Somaliland Iney Joojiyaan Dagaalada Ka Socda Tukaraq

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq...

Dhegeyso Gudomiyaha Gobolka Nugaal oo Sheegey In La Joojiyey Isku Socodka Puntland iyo Somaliland

Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi jiray Somaliland...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey Iney Alshabab Ku Dhuumaaleysaneyso Deganada Puntland

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa sheegay xubno ka tirsan Shabaab ay ku soo carareen buuraha...

Faahfaahin dheeri ah: Kulankii Xasan Aadan (Shariif Sakiin) iyo Siyaasiyiin AWDIGIL sheegtay.

Sida qaar ka mid ah warbaahinta ku hadasha Afka Soomaaligu ay baahiyeen maalin-nimadii shalay waxaa magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya kulan ku dhexmaray Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img