Agaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa ganafka ku dhuftay hadalkii ka soo yeeray dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in heshiiskii saddex...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay khilaafka ka taagan heshiiskii saddex geesoodka ah ee Dekedda Berbera ayaa sheegay in ay...
Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa si kulul uga hadlay Go’aankii dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa dekedda Berbera.
Waxaa uu sheegay in dowladda...