WARARKA

Dowlada oo Casuumaad u Fidisey Dalalka Rwanda, South Africa, Gabon iyo Ghana.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika...

Isbaarooley Dad Shaqacab Ah Ku Diley Deegaanka Laanta Buur ee Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in koox dabley ah halkaa ku dileen Afar ruux oo rayid...

Xildhibaan C/llahi Goodax Oo Shaqo Ka Dhigtey Abaabulida Moshinada oo Eedeynaya Madaxweynihii Hore

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana mid ah Xildhibaanada mar walba safka hore kaga jira Mooshinada ayaa eedeyn u jeediyay...

Dhegeyso: Gudiga Aqalka Sare ee u Xilsaaran Xalinta Khilaafka Baarlamaanka oo Qodobo Soo Saaray

Guddigii Aqalka Sare u xilsaaray xalinta Khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka codsaday in dhinacyadda uu Khilaafku u dhaxeeyo in ay...

Daawo Ex Xildhibaan Xasan Mad Idiris oo Runta u Sheegey Xildhibanada Hor Boodaya Mooshinka Ka Dhanka Ah Prof Jawaari

Xasan Mad idiris oo ka tirsanaan jirey xildhibanadii hore baarlamaanka somaliyeed ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey hadalkii maalin dhaweyd kasoo yeerey xildhibaano ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img