WARARKA

Daawo Gudomiyaha Baarlamaanka oo Digniin u Direy Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya

Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho wuxuuna sheegey in madaxweynaha dowlada federaalka somaliya uu gabay shaqadii...

Abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka oo Sheegey Iney Dileen Saraakiil Alshabab ah

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga dalka General Cabdullaahi Cali Caanood oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa si faah faahsan uga hadlay dagaalkiii ka dhacay degaanka...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun bahda Daafeet media, Reer Xaaji Abicar iyo Reer Cali siidi waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer...

Akhriso: Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska C/wali Muudey oo uu Shaqada kaga Joojinayo Xoghayaha guud ee Baarlamanka

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Muudey ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay...

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Ka Hadley Weerar Alshabab Shaley Kusoo Qaaday Buulomareer

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa War kasoo saaray Weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulomareer ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img