Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka saacadihii ugu danbeeyay soo baxay oo sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof...
Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada...