WARARKA

Diyaarada Lacag Badan Ku Rarneyd oo Lagu Qabtey Garoonka Adan cade

Wararka aynu ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka gelinii dambe ee maanta ay gacanta ku dhigeen...

Gudoomiye Mudeey oo Dan Moodey Buuqa Ka Socda Golaha Shacabka Kulankana Ciclaamiyey Maalinta Berito

Warar soo if baxay saacadihiii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey uu u diray fariin xildhibaannada taageersan...

Maxaa ka Jira Wararka Sheegaya in Reysulwasaraha uu Rabo inuu Jawaari Ku Bedelo Wasiirka Gaashandhiga ”Waaba Hadii Ay Dhacdo”

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka xasan Cali Kheyre ayaa la sheegayaa inuu diyaarsaday shaqsiga bedali lahaa guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, kaasi oo dad badan...

War Deg Deg ah Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Xubnihii Xildhibaanada Badbaado oo lagu kala dareeray.

Wararka ka imaanaya Muqdisho Caasimada Dalka ayaa waxay ku waramayaan in Kulankii ugu horeeyay ee ay maanta isla qaateen Xubnihii uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof...

Akhriso: Xogta Rasmiga Ah Iyo Sida Loo Kala Heysto Xildhibanada

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay mar kale baajiyey shirkii maanta ee Baarlamaanka loo balansanaa. Baajinta ayaa ka danbaysay kulan uu shalay la qaatay sii haya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img