WARARKA

Dowlada Somaliya iyo Qaramada Midoobey oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Iney Gargaar u Fidiso Dadkii Fatahada Dhibta kasoo Gaartey

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa beesha Caalamka ugu baaqay in gargaar deg deg ah lala soo gaaro dadka ay saameeyeen Fatahaada ku dhuftay...

Reysulwasaare Kheyre oo Booqdey Dadkii Roobabka Dhibaatada Kasoo Gaartay

Ra’iisaal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyayaasha ciidamada ayaa kormeeray dadkii ay wax...

War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha SHoose oo Xilka Laga Qaaday

Xog ay dhawaan Daafeet Media ka heshey magalada baydhaba ee fadhiga u ah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in xilka gudomiyaha gobolka shabelaha hoose...

Maxkamada Racfaanka Maamulka Somaliland oo 3 Sano Xarig Ah Ku Xukumay Boqor Cusmaan Buur-Madow

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamad ku taalla Magaaladaasi ay Saddex sanno oo xabsi ah...

Roobab Lexaad Leh oo Maanta Ka Da’ay Magalada Muqdisho Geysteyna Qasaaro Badan

Roobab xoog leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo wadooyinka waaweyn iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img