WARARKA

Gudiga Gurmadka Fatahada oo Sheegey Iney ay Hal Miyan oo Dollar u Qeybin Doonan Deeganada Dhibatada Soo Gaartay

Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in kulan ay isugu yimaadeen...

Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Hortegi Doona Baarlamaanka

Xildhibanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arabaco ah qorshuhu yahay in ay ku kulan xarunta Golaha Shacabka iyaga oo ka dooddi doona hindise Sharciyeedyo. Kulanka...

Xukuumada oo Ka Hadashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye

Qarax loo adeegsaday gaari noociisa yahay NOAH oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurnimadii maanta waxaa lala beegsaday gaari Cabdi Bille ah oo...

Akhriso:Wasiirada Howlaha Guud ee Maamul Goboleedyada oo Dacwo Ka Ah Wasiirka Wasarada Howlaha Guud

War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u soo saaray: Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle. Sida aan wada ogson...

Ciidamo Ka Tirsan Dowlada oo Weerar Ismidaamin Ah Lagula Beegsaday Degmada Afgooye

Warar aynu dhawaan ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in goor dhaw uu halkaasi ka dhacay weerar Ismiidamin ah oo lala beegsadey ciidamo ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img