Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in ay qabteen Raashin dhacay oo la sheegay in ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed.
Saraakiisha ayaa ku eedeeyay ganacsatada Soomaaliyeed...
Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa maamul gobolleedka Puntland iyo xooggag loo...
Ciidamada dowlada ayaa laba ruux ku diley degmada dherkeenley ee gobolka banaadir labadaa ruux oo la sheegay iney hubeysnaayeen.
Toogashadan ayaa ka dhacday xaafadda Xoosh...