WARARKA

Milkiilaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Ilaa IYo Hada Weysan Musharax Kula Tartama Jegada Maamulka Nov 17 2018

Hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed Shariiif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa uu talada maamulka konfur galbeed hayaa mudo dhan 3 sano iyo 7 bilood waxaana...

Reysulwasaraha Dalka Itoobiya oo Kala Direy Taliyeyaasha Ciidanka Millateriga iyo Sirdoonka

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa Khamiistii xil ka qaadis ku sameeyay Taliye-yaashii Militariga iyo Sirdoonka dalkaasi, isagoo kuwo cusubna magacaabay. Ra’iisal Wasaaraha ayaa Taliyaha...

Alshabab oo Xaley Weerar Laba Jeho ay Kusoo Qaaday Degmada Waajid

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Xaley Booqasho Ku Tegay Dalka Jabuuti

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu maanta halkaa kulamo kula yeesho...

Ciidamada Xasilinta Gobolka Banaadir oo Xaley Howlgalo Ka Sameeyey Qeybo Ka Tirsan Gobolka Banaadir

Ciidamada xasilinta magalada muqdisho ayaa xalay waxa ay hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa inta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img