WARARKA

Reysulwasaare Kheyre oo Xaley Kormeer Shaqo ah Ku Marey Qaar Ka Mid ah Wadooyinka Magalada Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa habeenkii xalay kormeeray qeybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana kormeerka ra’iisal wasaaraha lagu sheegay...

Dagaalo Maanta Dib uga Qarxay Deegaanka Baar Zanguuni ee Gobolka Jubada Hoose

Dagaallo u dhexeeya ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Ugu Baaqay Ardeyda Wax Ka Barata Somaliland Iney Isaga Soo Baxaan

Guddiga Difaaca maamulka Puntland ayaa mar kale ku eedeeyay maamulka Somaliland in ay dabada ka riixayaan dagaallada ka socda degaano ka tirsan maamulka Puntland. Wasiirka...

Dhegeyso: Wasiirka Wasarada Maaliyada oo Ka Hadley Qaabka Mushaar Bixinta Ciidamada

Wasiirka Wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay wax-yaabihii u qabsoomay wasaarada maaliyada bishii la...

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelanay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey gudoomiyaha cusub ee gobolka shabelaha hoose Maxamed Ibraahin isaga oo ku sugan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img