WARARKA

Alshabab oo Qarxiyey Buundo Ku Taala Degmada Qoryooleey ee Gobola Shabelaha Hoose

Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta qarxiyay mid ka mid ah Buundooyinka loo maro degmada Qoryooley oo ka tirsan gobolka...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Xukuumada ku Eedeyey Iney Ku Lug Leedahay Khilaafka Galmudug

Waxaa beryahan magalada muqdisho ka socda dadaalo dhinacyo badan ah oo lagu xalinayo Khilaafka u dhaxeeyo Madaxda ugu sareeyo Maamulka Galmudug,kaasi oo salka ku...

Kenya oo Sheegtey In Aysan Sahlaneyn in Laga Hortago Mararka Qaar Weerarada Alshabab

Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay in ay adag tahay in laga hortago weerarada xoogaga ururka Al-shabaab ay ka geysanayaan gudaha dalka Kenya gaar...

Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Hindiso Sharciyeedka Hay,ada Naafada

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hey’adaha dadka naafada...

Gudomiyaha Baarlamaanka oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali. Labada Masuul oo kulankooda waqti...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img