WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Digniin u Diray Dadka Xoolaha Ku Dhaqda Magalada Muqdisho

Warqada ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay dadkan inay heystaan laba Todobaad oo digniin ah, wixii ka dambeeyana labadaas...

Wasiirka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka Hadlay Waxqabadka Wasaradiisa

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Cabdi Cashuur ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad...

Bananbax Looga Soo Horjeedo Diidmada Shilinka Somaliga oo Maanta Ka Dhacay Magalada Gaalkacyo

Wararka aynu ka heleyno magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo bananbax ballaaran oo looga soo horjeedo diidmada...

Amb. Francisco Madeira oo Raaligelyey Gudoomiyaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxda AMISOM Amb. Francisco Madeira,...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Soo Saarey Wareegto uu Ku Burburinayo Dhamaan Heshiisyadii Lagu Bixiyey Jardiinooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img