WARARKA

Midowga Yurub oo Dowlada Somaliya Iyo Maamul Goboleedyadeeda Ku Eedeyay Iney Ku Tunteen Xuquuqda Aadanaha

Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyadeeda ku eedeeyay in ay ku xadgudubtay xuquuqda Aadanaha, islamarkaana dowladda Soomaaliya intii ay jirtay ay geysatay...

Baarlamaanka Itoobiya oo Si Aqlabiyad ah Ku Ansixiyey In Liiska Argagixisada Laga Saaro Jabhadaha Mucaaradka ah

Baarlamaanka Itoobiya ayaa fadhi deg-deg ah oo goor dhow yeeshay ku ansixiyay qaraar ay Golaha wasiirada u soo gudbiyeen, kaasoo ahaa in liiska argagixisada...

Xog:-Milkiilaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Raba inuu Isbedel Ku Sameeyo Xildhibanada uu u Arko Iney Mucaarad Ku Yihiin Doorashada Ka Hor

Warar aynu ka helney magalada baydhaba ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu bilaabay in uu mid mid xasaanada xildhibaanimo uga qaado dhamaan...

Alshabab oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Dekedaha Itoobiya Maalgashiga Ku Sameyn Doonto

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in dakadda Magaalada Hobyo ay ka difaacayaan Itoobiya, kadib markii Gudoomiyaha Shabaab ugu magacaaban Gobolka Mudug uu ka hadlay...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Kulan La Qaatay Saraakiil Ka Socda Mareykanka iyo Yurubiyan Unionka

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlagalka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga Yurub iyo saraakiisha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img