WARARKA

Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha oo lagu Magacaabay Gudoomiyeyaal Maxkamad

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kadib soojeedin...

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Sheekh Mukhtaar Roobow uu Yahay Musharaxa Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed

Warar aynu ka helneyo ilo kala gedisan oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur yahay Musharax raba inuu u...

Kooxo Ku Hubeysan Bistoolado oo Maanta Nin Odey ah Ku Diley Magalada Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in rag ku hubeysan bistoolado ay ku dileen nin Oday ahaa oo ka mid ahaa...

Maamulka Jubaland oo Maanta Garoonka Diyaaradaha Kismaanyo Kasoo Celiyey Teliye Cusub oo Loo Magacaabay Xerada 43aad

Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay garoonka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in garoonka...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Digniin u Direy Askarta Dhibateyneysa Shacabka

Wasiirka Gaashaandhiga iyo qaar ka mid ah Taliyeyaasha ciidamada ayaa shalay koormeeray talisyada ciidamada ay ku leeyihiin gobolka shabeellaha Dhexe. Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img