WARARKA

Akhriso: Warqad uu Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Ku Dhisay Gudiga Dhaqaalaha Qaranka

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in uu dhisay gudi la magac baxay guddiga dhaqaalaha Qarankaisaga...

Kalsooni Darada Siyaasada iyo Madaxda Somaliyeed

Waxaanu ka baraney sooyaalka siyaasadaha isbedbedalka ee waddanka Soomaaliya taasoo halbeeg ama erey bixin cusub loo yeeley tusaale hadaan soo qaato shirarki kala duwana...

Boliska Dalka Itoobiya oo Gacanta Ku Dhigay Malaayiin Dollar Iyo Hub Sharci Daro Ah

Booliska Federaalka dalka Itoobiya ayaa gudaha Magaalada Addis Ababa ku qabtay lacag doolar ah iyo hub si sharci darro ah usoo galay dalka. Taliyaha Booliska...

Dhegeyso: Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Weli Ku Mashqulsan Xal u Helida Xujeyda Sanadkan

Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa waxa ay xilligaan wadaan sidii xal looga gari lahaa khilaafka ka dhashay Arrimaha Xajka oo waqtigeeda la joogo. Xoghayaha Joogtada...

Akhriso Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Kuwa Maamul Goboleedyada

Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Maamul Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray war murtiyeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img