WARARKA

Wasiirka Arimaha Dibada oo Ka Hadley Xiisadii Maanta Ka Dhacday Wasaarada Arimaha Dibada

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Soomaaliya Xukuumada Federaalka Somaliya Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta la hadley ayaa ka warbixiyey Qalalaase Maanta la sheegay in Xarunta...

Xaalada Magalada Jigjiga oo Maanta Cakiran iyo Cabdi Ileey oo Xabsi Guri Laga Dhigay

Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in saakay ku waabariisatay ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan federaalka Itoobiya...

Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Arimaha Dibada oo Maanta La Damcay In La Xiro Iyo Qalalaase Ka Dhashay

Warar goor dhaweyd aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in xiisad adag ay ka jirto wasaaradda arrimaha dibeda Soomaaaliya kadib markii ay halkaasi...

Daawo Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Aan Ka Wareysanay Shirkii Alif Maay ee Lagu Qabtey Dalka Sweden

Waxaan wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelanay Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo ah bare wax ka dhiga jaamacada Savana Georgia ee dalka Mareyka,...

Xog: Dhamaan Maamulka Degmada Baraawe oo Xilka Laga Wada Xayuubiyey

Xog aynu ka helney nagalada baydhaba ayaa sheegeysa in dhamaan maamulka degmada baraawe la wada bedelay isbedelkan ayaa la sheegayaa inuu ku dhacaygudoomiyihii degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img