WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Magacaabay Garsoorayaan Qaar Kalana Xilka Ka Qaaday

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, kadib soojeedin ka...

Daawo: Reysulwasaare Kheyre oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Wasiir kuxigeenka Wasarada Arimaha Dibada

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maantashaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud. Wareegtadaan...

Jaaliyada Somaaliyeed ee Kanada oo Ka Hortimid Go,aankii Xukuumada Ay Ku Taageertay Sacuudiga

Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Canada ayaa ka hor yimid go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay Sacuudiga, khilaafka...

Guddiga Xuduudaha Dowlada Federaalka oo Xukumada Kala Hadlay Carqaladaha Hor Taagan

Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha ku aaddan iswaafajinta Dastuurka iyo sharciyada la xariira arrimaha xadka ee...

Ciidamada Dowlada iyo Amisom oo Alshabab Kala Wareegay Deegaanka Gaaywarow ee Gobolka Shabelaha Hoose

Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa la sheegay in Al Shabaab kala wareegeen Deegaan Hoostaga Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose. Ciidamada Dowlada iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img