WARARKA

Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Maalinta Berito La Kulmi Doona Ergo Ka Socta Deeganada Somalida Degto

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qorsheynaya in maalinta Jimcaha eeBerrito magaalada Addis Ababa kulan kula yeesho ergo ka socota deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Wararka...

Wasiirka Socdaal iyo Jinsiyadaha Dalka Canada oo Sheegey In Canada Ay Lacag Badan ugu Deeqdo Somaliya

Wasiirka Socdaalka iyo jinsiyada ee dalka Canada Axmed Xuseen oo la hadley warbaahinta u sheegay in lacago fara badan sanad kasta Canada ay ugu...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Edeyn Usoo Jeediyey Masuuliyiin Ku Sugan Muqdisho iyo Garoowe

Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in amniga iyo kala danbeynta Somaliland ay dhibeyso mas’uuliyiin dhowra ah oo ku sugan magaalada Muqdisho. Muuse...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Xalay ilaa iyo Maanta Ku Dagaalamaya Degmada Marka

Faahfaahin dheeri ah oo aan ka heleyno dagaal iyo duqeymo xaley ka dhacay magalada marka ee gobolka shabelaha hose ayaa sheeagaya in uu u...

Dowlada Kenya oo Baaritaan Ku Heysa Dukumentiyo uu Is Daba Mariyey Taliye Xigeenka Nisa

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyneyso Dukumiintiyo dhalasho oo iska hor imanaya oo uu dalka Kenya ka qaatay taliye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img