WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka Sameeyey Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

Waxaa maalmahan kulan uga socdaa magalada kismaanyo hogamiyeyaasha maamul goboleedyada kulankaas oo sida la sheegay intiisa badan uu salka ku hayo sidii ay ula...

Xaliimo Yareey oo Sheegtay In Dhawaan La Qaban Doono Doorashooyinka Kuraasta Ka Banan Baarlamaanka

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay xilliga la qabanayo doorashada kuraasta ka banaan golaha shacabka ee degaan doorashadooda ay...

Xil Wareejin Maanta Ka Dhacday Gudaha Safaarada Somalida ay Ku Leedahay Dalka Suudaan

Gudaha safaaradda Suudaan ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen sii hayihii hore ee Safaaradda Suudaan Axmed Ibraahim (Buurfuule), wuxuuna...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Eedeyn Kala Dul Dhacay Dowlada Federaalka

Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyey furitaanka shirka Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ee ka furmay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in xaaladda Amniga aan waxba...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya oo Maanta Kismaanyo Kula Kulmay Masuliyiinta Maamul Goboleedyada

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa kulan Magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxda maamul goboleedyadda. Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda ayaa ku sugan Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img