Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxay taageereen codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aadan in muddo 90-maalmood dib loo dhigo wajiga labaad ee bixitaanka...
Xoghayaha Difaaca ee dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.
Lloyd...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ku bilaawday oo kooxda Al-shabaab ay ku qaaday galinkii dambe ee Shalay deegaano laga difaaco magaalada...