WARARKA

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshaba oo ku dagaalamay deegaano hoostaga degmada qoryooleey

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ay weerar culus ku qaadeen...

Ciidamada danab oo howlgalo ka bilaabay deeganada hoostaga degmada walaweyn

Wararka ka imaanaya degmada walaweyn ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ee Xoogga dalka...

Golaha musharixiinta koonfur galbeed oo madaxweyne xasan sheekh kulan kula soo qaatey magalada dhuusamareeb

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado bilaha soo socda...

Xukuumada oo mar kale ka digtey roobabka mihiigaanka ah ee la filaayo inuu ka da’o dalka

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh, kuwaasi oo la xiriira waxyeelo xooggan oo ka dhalan karta roobab mahiigan ah...

Mareykanka oo 5 milyan dul dhigtey hogaamiye ku xigeenka alshabab

Dowladda Mareykanka ayaa markale qaaday tallaabo ka dhan ah hoggaanka sare ee kooxda Al-Shabaab, ayada oo abaalmarin lacageed oo cusub dul-dhigtay ku-xigeenka Axmed Diiriye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img