WARARKA

ENG. BONO “WAA WAAJIB INAAN BAD-BAADINNAA UMMADDA REER KOONFUR-GALBEED”

Afar sanno oo lama ilaawaan ah ayaa soo martay shacbiga K/Galbeed, dhibaato ba’an oo isugu jirta Maamul xumo, Xaq darro, Horumar la’aan, Nolol xumo,...

Aqallka Sare oo Qoraal Kasoo Saaray Xaalada Amni Daro ee Ka Jirta Dalka

War deg deg ah oo ka soo baxay guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada guud ee dalka amniga,...

Aqriso: Qoraal Kasoo Baxay Golaha Nabadgelyada iyo Horumarinta Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hor Yimid Go,aankii Shariif Xasan

Kulan aan caadi aheyn oo ay habeen xalay isugu yimaadeen Golaha Nabadgelyada iyo Horumarinta Gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxaa lagu falan qeeyey go,aankii kasoo...

Hogaamiye Goboleedyada: Filimkooda Waa Dhamaanayaa

Dowladdihii hore ee Itoobiya (tii Melez iyo Heilamariam-ba) waxay ciyaarayeen siyaasad ah in Soomaaliya aasaasiyan eey sii ahaatao mid dacaiif ah oo wixii aay...

Diyaarad Ku Dhacday Koonfurta Suudaan

Inta la xaqiijinayo 17 ruux ayaa ku dhimatay Axadii maanta kaddib markii ay bur burtay diyaarad ka duushay Garoonka diyaaradaha magaalada Jubba ee dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img