Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa siweyn uga soo horjeestay go’aamadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul gobolleedyada, gaar...
Ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde waxa ay ku qabteen shabakad ka shaqeysa fal dambiyeedka...