Akhriso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabele oo Ka Hor Yimid Qoraal Kasoo Baxay Golaha Iskashiga Maamul Goboleedyada

0
205

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa siweyn uga soo horjeestay go’aamadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul gobolleedyada, gaar ahaan magacaabista afhayeenka cusub ee Golaha.