WARARKA

Daawo Murashax Mukhtaar Roobow oo Shaley La Kulmay Ardeyda iyo Aqoonyahanada K Galbeed

Musharax Mukhtaar Roobow ayaa maalintii shaley la kulmay ardeyda wax ka barata jaamacadaha magalada iyo baydhabo iyo aqoonyahanada kale ee ku sugan magalada baydhabo. https://www.youtube.com/watch?v=wX3S7Y_-USY

Maamulka Puntland oo Figniin u Dirtay Masharixiinta u Taagan Xilka Madaxweynenimo

Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Cabdi Cali (Qarjab) oo warbaahinta la hadlay ayaa ayaa musharixiinta maaxweynenimo ee maamul goboleedka Puntland ugu digay in ay hub...

WAKHTIGA WAKHTIGII U EKAA

Iyadoo aan daba socdo qoraalkeygii hore oo ahaa (DOORASHO KAMA SOO SOCOTO KOONFUR GALBEED), ayaa haddana waxaan jecleystay inaan idinla wadaago maqaalka uu cinwaankiisa...

Aqriso Sharuudaha Laga Rabo Qofka u Tartamaaya Xilka Madaxweynenimo ee Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee 21-kii Oktoobar ay u codeeyeen Baarlamaanka Maamulkaas ayaa maanta soo saaray Habraaca iyo Shuruudaha Doorashada. Halkan hoose ka...

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada MIdoobey Somaliya oo 3 Arin Kaga Digey Xukumada Federaalka Iney Ku Sameeyaan Doorashada Ka Dhici Doonta Baydhabo

Wakiilka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Heysom ayaa war qoraal ah kasoo saaray doorashada 15 maalin kadib la filayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img